Adegyo aan u fidiney Cidanka socdalka

adib Markii Ciidanka Socdaalku Garwaaqsaday Aafada Xanuunka Dhibta Badan ku Haya Bulshada ee HBsAg (Joonis Cadka), waxaa uu Taliyaha Ciidanka Socdaalka somaliland S/Guuto: Maxamed Xuseen Faarax Xiirane oo la kaashanaya Xafiiska Cafimaadka ee Ciidanka Socdaalka iyo Needle Hospital and pathology lab.

Maanta oo ay tariikhdu tahay 11/01/2024 waxaa taliska ciidanka socdaalka laga bilaabay ololaha talaalka kahortaga ee joonis cadka (HBsAg), Maadama oo Ay Hawlwadeenada Ciidanka Socdaalku si joogta ah ugu adeegaan Bulshada noocyadeeda kala duwan, muhiimna ay tahay in la hubiyo badqabka Hawlwadeenada.

Taliyaha ciidanka socdaalku waxa uu uga mahad celinaya Maamulka Dhakhtarka Needle iyo Xafiiska Caafimaadka ee Ciidanka Socdaalka Oo si hagar la’aan ah ugu adeegay sidii hawlwadeenada looga