Needle Hospital wuxuu kuusoo kordhiyay website casri ah

Needle Hospital wuxuu kuusoo kordhiyay website casri ah, kaas oo aad ka heli doontaan dhamaan adeegyada iyo xogta needle hospital, sido kale waxaad si toos ah ula soo xidhiidhi kartaan Needle Hospital adigoo adeegsanaya form-ka booking-ka balamaha ama form-ka lasoo xidhiidhka needle hospital taas oo team-ka iyo hawlwadeenada needle ay dhakhso kuugu soo jawaabi doonaan insha'Allah